▶
Qaybta 3: Doorka Waalidiinta ee Taageeridda Dhalinyarada (Somali)
Qaybtan barnaamijka waxay muujinaysaa doorka muhiimka ah ee waalidiintu ku leeyihiin hagidda iyo taageeridda dhalinyarada xilliga ay la kulmayaan isbeddellada jireed, maskaxeed, iyo bulsho ee la socda koritaanka. Iyadoo la adeegsanayo aragtiyo khubaro iyo dood wax dhisaysa, waxaa lagu iftiiminayaa sida wada-hadalka furan, talo bixinta, iyo kalsoonidu ay uga caawin karaan dhalinyarada inay gaaraan go’aanno sax ah oo caafimaad leh. Barnaamijku wuxuu adkaynayaa in waalidiintu yihiin tiir muhiim ah oo ka qayb qaata kobcinta dhalinyaro kalsooni leh, xog-ogaal ah, isla markaana leh adkaysi nololeed.
English translation: “Episode 3: Guiding the Next Generation, The Role of Parents in Adolescence”
This episode highlights the vital role parents play in supporting adolescents and youth as they navigate physical, emotional, and social changes. Through expert insights and discussion, the program explores how open communication, guidance, and trust can help young people make informed and healthy decisions. It emphasizes the importance of parents as key partners in nurturing confident, informed, and resilient youth.
https://www.engenderhealth.org/program/a-rights-based-approach-for-enhancing-sexual-and-reproductive-health-rights-srhr-and-responding-to-gender-based-violence-gbv
