▶
Isgaarsiintu waa gargaar (Two-way communication is aid: Somali)
Isgaarsiintu way ka badan tahay in dadka la siiyo war bixin oo kaliya.
Dadku waa inay awoodaan inay ku lug yeeshaan oo ay isku xidhaan marka ay u baahan yihiin iyo sida ay door bidayaan. Si go’aannada loo wadaago, hab-raacuna uu noqdo mid isla xisaabtan ah
