▶
SIDA AAD QARABADAADA UGA RAADIN LAHEYD KHADKA INTERNET-KA
Muuqaalkan dhaqdhaqaaqaya, oo ay sameysay Laanqeyrta Cas ee Netherland, ayaa ujeedadiisu tahay in lagu caawiyo dadka in ay online-ka ka raadiyaan qaraabadooda maqan. Waxa uu ku siinayaa talooyin la taaban karo oo ku saabsan sida online-ka wax looga raadiyo, isaga oo ilaalinaya ammaankaaga iyo sidoo kale ammaanka qoyskaada. Muuqaalkan waxaa lagu heli karaa Carabi, Daari, Ingiriis, Faransiis, Pashto, Soomaali iyo Tigrinya.
Somali version
